OYSU is the peak youth advocacy body currently monitoring, reporting and educating individuals and agencies on the violations and abuses committed by the Ethiopian government against Somalis living in the occupied Ogaden.

© OYSU 2017. All rights reserved.

Wax ka ogow Gudiga Fulinta OYSU ( Meet OYSU Worldwide Board Member - Hinda Sheikh)

October 14, 2018

Waa maxay Shaqada aad ka hayso Gudida Fulinta OYSU Worldwide? 
Magacaygu wa Hinda Sheikh waxaana kunoolahay gobalka Minnesota. Mudo hada laga joogo sanad iyo badh waxaan ahay Hoganka Dhaqalaha ee OYSU Worldwide. Illahay mahadi mudadaa  sanad iyo badh ka ah waxaan hogan ahaan  fuliyey hawlo muhiim ah sida dajinta bajadka sanad laha ee OYSU Worldwide. Shaqadayda ka Hoganka Dhaqaale ahan waxay tahay inan keeno fikiro lagu abuuri karo dhaqaale waxa kamid ah inan faracyada dhaqaale loo doono iyadoon lacag cayiman keena la dhahaynin ee ay intay awoodan bixinayan.Waxa kale oo kamid ah inan sameeyo oloole dhaqaale raadin ah sida in wax lagu dhex gado xalfadaha. Shirarka iyo waliba barnamij yada kale ee OYSU Worldwide iyo faracyada ba. shaqadayda waxa kale oo kamid ah inan sameeyo group ama team igala shaqeeya barnamij yada aan fulinayo. Muhiimada ugu wayn ee group ama team aan usamaynayey waxay tahay in markan mashruuc soo saaro ay faracyada 5 ta qaaradooda ba ka qayb qaatan, anigo team kaas warbixino kasiiya mesha uu mashruucu marayo. 

Mudada uu Hoganku Xilka hayey muxu qabtay? 
Hogaan ahaan waxan qabtay hawlo ay kamid yihin dajinta miisaniyad sanadeedka OYSU Worldwide, qabashada afur dhaqaale lagu aruurinayo, ujeedada afurkunu wuxu aha in dhaqaale ka helno si aynu dadka xeryaha dadaab joga u afurino, waxa kale uu hoganku qabtay inu sameeyo qaab xubnaha dhaqaale ubixinayan kaas oo loogu tala galay in dhaqalaha faracyada kor loogu qaado. 

Waa maxay Barnamij yada Hoganku uu  Qabtay?

Mashruuci udambeeyey wuxu aha oloolaha  30 ka bari ah ee hada socda kaas oo socon doona ilaa 14 ka bisha 10 aad 2018. Ujeedada ugu wayn ee mashruucan waxay tahay in dhaqaale loogu helo arimaha ay rabta OYSU inay fuliso, waxa kale oo ay ino tahay inaynu magaceena kor ugu qaadi karno maadama hada xalada wadankeeni isbad badalayso. Oloolahan waxan uqabanay inan lacag ugu aruurino faracyada cusub ee hada laga furayo wadankii iyo in lagacan qabto dadka baahan ee wadankii joga inta la awoodo. 

Sidee dadku uga Qayb qaadan Karaan- Hadii aad xiisaynayso Ama aad Diyar utahay inaad arimaha OYSU Ama mashruucyada Hoganka Dhaqaale ka Qayb qaadato?

Waxaad nagala soo xiriiri karta Barta aan Ku lenahay Social Media ha sida Facebook, Twitter, Website iyo Sanpchat ka Adigo Qoraal yar Ama farintaada halka noogu so gudbinaya. Waxaan aad  ujeclahay inan Dad cusub la shaqeeyo waxana raadiya helida Fikrado lagu abuuri Karo mashruucyo lafulin laha mustaqbalka. 

Hinda wa tuma? 
Waxan soo maray gudomiyaha faraca OYSU Seattle waxaana OYSU xubin ka aha ilaa 2010 kii. Waxan hawlaha  uga qayb qaatay wixi ka dambeeyey shirkii OYSU Worldwide ee lagu qabtay San Diego sanadkii 2013 kii. Shirkii San Diego Waxan ka helay dhiiri galin badan waxana wixi shirka ka dambeeyey kamid noqday xubnaha fir fircoon ee OYSU. 2014 waxa la ii doortay Gudomiyaha OYSU faraceeda Seattle. Kadib markan xilkaygii iyo waajibkiisi gutay waxa la ii dortay inan kamid noqdo gudida fulinta ee OYSU Worldwide. Waxan kaso qabtay hawlo kale duwan sida 2015 kii inan aha Hoganka Group kii Advocacy ga. 2016/2017 waxa la ii doortay Hoganka Dhaqalaha ee OYSU Seattle iyo Jaliyada Seattle.

 

What is your role on OYSU Worldwide board?
My name is Hinda Sheikh and I live in the state of Minnesota. I'm currently the OYSU worldwide treasurer and have been for the last year and half. Alhamdulillah, for the past year and half, my department has spearheaded a few projects including making the annual budget for OYSU Worldwide and creating innovative ways to generate income for our organization. This includes but is not limited to assigning local branches to contribute specific amounts on behalf of OYSU worldwide, creating fundraising ideas and events for OYSU worldwide as well as the local branches. One of my main responsibilities is to create various teams to work with me on a variety of projects. My team includes members from around the world in order to ensure that I am receiving input and feedback from all branches.  I am in constant communication with my team members because their input is critical to the work that I do. 

 

What are some of the projects you have worked on? 
A few of the projects that my department has done include creating an annual budget for OYSU worldwide and putting systems and policies in place to enhance the internal controls for financial management of the organization. A large project I undertook was the Ramadan Iftar fundraiser, the purpose of the fundraiser was to provide iftar for people in Dadaab refugee camps during the month of Ramadan. In addition, I created a team and put a new system in place to streamline membership dues aimed at helping local branches generate income. 

Are there any new projects or initiatives that your department is spearheading or working on? 

My latest project is our current 30 day online fundraising and marketing campaign that we launched on September 15, 2018. The purpose of this campaign is to raise funds for OYSU and to also serve as a marketing campaign for the organization and to highlight the work that the organization is currently doing inside Ogadenia. The donations for this campaign will be used to create new branches within the region.


How can people get involved?

You can contact us via our social media platforms like OYSU worldwide Facebook or twitter  by simply messaging us your contact information. I would love to work with new people and I look forward to getting new ideas for future projects.

Tell us about yourself. 

I have been apart of OYSU since it was created in 2010. However, I got more involved after the 2013 OYSU worldwide conference in San Diego. During  that time, I was re-energized and became more active as a member. In 2014 I was elected as the Chairwoman of OYSU Seattle. After successfully serving my term, I served as the Advocacy chair for OYSU Seattle in 2015 and I served as the treasurer for OYSU Seattle and for the Jaaliyada of Seattle from 2016-2017.  

 

 

 

Share on Facebook
Share on Twitter
Please reload