30 Cisho oo oloole dhaqaale

September 16, 2018

Waxaa markii ugu horaysay Ogaadeeniya aaday xubno OYSU ah si ay usoo qiimeeyaan xaalada ka jirta wadanka iyo dhibaatooyinka soo gaaadhay shacabka. Wafta OYSU oo kaashanaya dadka shacabka Ogaadeeniya ee gudaha jooga ayaa howlgal abaabul kawada guud ahaan gobolada Ogaadeniya. Waftigu waxay sameeyeen ugu yaraan 10 laamood oo OYSU ah oo ay kasameeyeen dhamaan magaalooyinka waawayn ee gobalka Ogaadeeniya.

 

Fadlan taageer dadaalka ay OYSU wado  oo bixi maanta waxaad awoodo. 

 

 

 

Tags:

Share on Facebook
Share on Twitter
Please reload

OYSU is the peak youth advocacy body currently monitoring, reporting and educating individuals and agencies on the violations and abuses committed by the Ethiopian government against Somalis living in the occupied Ogaden.

© OYSU 2017. All rights reserved.