Gudiyada Cusub ee faracyada OYSU East Africa oo kulan isugu yimid
Gudiyada OYSU East Africa faracyadeeda oo kulan muhiim uga qabsoomay magalada IFO Waftiyada kaso qayb galay Shirka aya waxay ka kala soo kicitameen magaaloyinka sida Nairobi, Garisa, Hagadhera, Dhagaxlay iyo IFO oo Shirka marti galinaysay. Shirka aya waxay labadii sanaba mar isugu yimaada Gudiyada cusub ee OYSU bariga Africa Shirkan waxa kaso qayb galay Sidokale Xidhiidhiyaha OYSU bariga Africa Mudane Mursal Shirka aya lagu dajiyey Qorshe Shaqeeda OYSU bariga Africa.