OYSU is the peak youth advocacy body currently monitoring, reporting and educating individuals and agencies on the violations and abuses committed by the Ethiopian government against Somalis living in the occupied Ogaden.

© OYSU 2017. All rights reserved.

Shir Muhiima oo Ay Isugu Yimaadeen Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Wadanka Germalka

December 31, 2017

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya ee wadanka germalka OYSU kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha ururka OYSU ee faraca germalka.

Shirka ayaa wuxuu ahaa mid looga hadlaayay qaab shaqadeedkii ururka dhalinyarada ee sanadkan soo socda 2018 ka waxaana lagu dajiyay ajandayaashii uu faraca ku shaqayn lahaa sanadkan soo socda, shirka ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin badan oo ka tirsan ururka dhalin yarada iyo marti sharafta jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka germalka.

Sidoo kale waxaa la qabtay dood dheer oo looga dooday wax yaalo badan oo muhiim ahaa waxaana ugu danbayntii lagu ansixiyay xeer hooseedkii ururka OYSU ee faraca Germalka.

Shirka ayaa wuxuu gabagabadii kusoo dhamaaday si guul ah waxaana lagu balamay in lasii dar dar galiyo shaqooyinka halganka gaar ahaana kaalinta ururka OYSU kaga aadan halganka Ogaadeniya.

 

 

 

1/4

 

 

Tags:

Share on Facebook
Share on Twitter
Please reload