OYSU 4th International Conference

September 4, 2019

SANAD GUURO WACAN DHALINYARADA OYSU

June 26, 2019

Youth led dialogue initiative with the diplomatic community in Addis Ababa

June 1, 2019

Wax ka ogow Gudiga Fulinta OYSU ( Meet OYSU Worldwide Board Member - Hinda Sheikh)

October 14, 2018

1/3
Please reload

Magaca OYSU oo ka kooban afar xaraf oo aad u mugwayn kalana ah Ogaden Youth and Students Union ururkaas oo sharaf iyo karaamo kudhex leh shacabwaynaha Somaliyeed gaar ahaan shacabka Somalida Ogadeniya.

Ururka dhalinyarada ee OYSU oo ah urur caan ah kana hawlgala dhama...

October 14, 2018

Waa maxay Shaqada aad ka hayso Gudida Fulinta OYSU Worldwide? 
Magacaygu wa Hinda Sheikh waxaana kunoolahay gobalka Minnesota. Mudo hada laga joogo sanad iyo badh waxaan ahay Hoganka Dhaqalaha ee OYSU Worldwide. Illahay mahadi mudadaa  sanad iyo badh ka ah waxaan hogan...

September 16, 2018

Waxaa markii ugu horaysay Ogaadeeniya aaday xubno OYSU ah si ay usoo qiimeeyaan xaalada ka jirta wadanka iyo dhibaatooyinka soo gaaadhay shacabka. Wafta OYSU oo kaashanaya dadka shacabka Ogaadeeniya ee gudaha jooga ayaa howlgal abaabul kawada guud ahaan gobolada Ogaade...

July 15, 2018

Press Release 

Waxaa jira xasuuq iyo barakicin 5tii bari ee lasoo dhaafay kasocday magaalada mooyale ooy waday qoomiyada Oromada. Waxaa baraha bulshada lasoo dhigay muqaalo argagax galinayo dadka bini aadamka ah oo ah Somali la gumaaday kadibna lagu gurahayo godweeyn iy...

Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia ee OYSU laantiisa kahawl gasha Faraca M.Xorriyo ee xerada Ifo ayaa maanta oo Axad ah taariikhduna beegantahay 20/05/18 isugu yimid shirkoodii billaha ahaa .

Shirka oo ahaa midkii caadiga ahaa ee xubnaha ururka bishiibana ma...

Waxaa shirkoodii billaha isu yimid ururka OYSU-ERITREA taariikhdu markay ahayd 06/05/2018

Shirka waxaa daadihinayey xoghaye Ku xigeenka urur Halgame Ahmed Sh.Hussein , ugu horaynba waxaa Ku soo dhaweeyey hogaanka dhaqaalaha ururka Halgame Ahmed Abdi oo Halkaa Ka soo jee...

Gudiyada OYSU East Africa faracyadeeda oo kulan muhiim uga qabsoomay magalada IFO 
Waftiyada kaso qayb galay Shirka aya waxay ka kala soo kicitameen magaaloyinka sida Nairobi, Garisa, Hagadhera, Dhagaxlay iyo IFO oo Shirka marti galinaysay. 

Shirka aya waxay labadii s...

Shalay oo ay Tariikhdu ku beeg nayd 14/04/2018 waxa kulan balaadhan lagu qabtay magaalada Nürnburg ee Dalka Germany kulan kaas oo lagaga hadlaayay Xaalada Gumaysiga Itoobiya uu hada ku sugan yahay iyo Qoxootiga kasoo qaxay gumaysiga Itoobiya kaasoo xooga ku haysta shuc...

December 31, 2017

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya ee wadanka germalka OYSU kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha ururka OYSU ee faraca germalka.

Shirka ayaa wuxuu ahaa mid looga hadlaayay qaab shaqadeedkii ururka dh...

November 24, 2017


Ururka dhalinyarad iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya (OYSU) faraciisa IFO  ayaa maanta kaqayb galaya munaasabad balaadhan oo bandhig faneed ah oo lagu qabanayo  isla xerada IFO.
Munaasabada ayaa hada sitoos ah usocotay ilaa galabtii waxaana siwayn uga dhaxmuuqda...

Please reload

Featured Events 
Recommended Reading
Follow Us on Social Media 
  • Facebook Social Icon
  • Twitter Social Icon
Join Our Mailing List
Never Miss an Update

OYSU is the peak youth advocacy body currently monitoring, reporting and educating individuals and agencies on the violations and abuses committed by the Ethiopian government against Somalis living in the occupied Ogaden.

© OYSU 2017. All rights reserved.