OYSU is the peak youth advocacy body currently monitoring, reporting and educating individuals and agencies on the violations and abuses committed by the Ethiopian government against Somalis living in the occupied Ogaden.

© OYSU 2017. All rights reserved.

Magaca OYSU oo ka kooban afar xaraf oo aad u mugwayn kalana ah Ogaden Youth and Students Union ururkaas oo sharaf iyo karaamo kudhex leh shacabwaynaha Somaliyeed gaar ahaan shacabka Somalida Ogadeniya.

Ururka dhalinyarada ee OYSU oo ah urur caan ah kana hawlgala dhamaan dunida dacaleeda meel kasta oo bulshada Soomaaliyeed ku dhaqantahay, isla markaana matala shacabka dulman ee Soomaalida Ogaadeeniya ayaa maanta 9da jirsaday.

...

October 14, 2018

Waa maxay Shaqada aad ka hayso Gudida Fulinta OYSU Worldwide? 
Magacaygu wa Hinda Sheikh waxaana kunoolahay gobalka Minnesota. Mudo hada laga joogo sanad iyo badh waxaan ahay Hoganka Dhaqalaha ee OYSU Worldwide. Illahay mahadi mudadaa  sanad iyo badh ka ah waxaan hogan ahaan  fuliyey hawlo muhiim ah sida dajinta bajadka sanad laha ee OYSU Worldwide. Shaqadayda ka Hoganka Dhaqaale ahan waxay tahay inan keeno fikiro lagu abuuri...

September 16, 2018

Waxaa markii ugu horaysay Ogaadeeniya aaday xubno OYSU ah si ay usoo qiimeeyaan xaalada ka jirta wadanka iyo dhibaatooyinka soo gaaadhay shacabka. Wafta OYSU oo kaashanaya dadka shacabka Ogaadeeniya ee gudaha jooga ayaa howlgal abaabul kawada guud ahaan gobolada Ogaadeniya. Waftigu waxay sameeyeen ugu yaraan 10 laamood oo OYSU ah oo ay kasameeyeen dhamaan magaalooyinka waawayn ee gobalka Ogaadeeniya.

Fadlan taageer dadaalka ay...

July 15, 2018

Press Release 

Waxaa jira xasuuq iyo barakicin 5tii bari ee lasoo dhaafay kasocday magaalada mooyale ooy waday qoomiyada Oromada. Waxaa baraha bulshada lasoo dhigay muqaalo argagax galinayo dadka bini aadamka ah oo ah Somali la gumaaday kadibna lagu gurahayo godweeyn iyadoo Oromadu markaas ku heesaysa iskuna guubaabinaysa sidii loo gumaadi lahaa Somalida.

Xidhiidh aan la sameeynay dad ku nool Mooyale waxay noosheegeen in aan la...

Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia ee OYSU laantiisa kahawl gasha Faraca M.Xorriyo ee xerada Ifo ayaa maanta oo Axad ah taariikhduna beegantahay 20/05/18 isugu yimid shirkoodii billaha ahaa .

Shirka oo ahaa midkii caadiga ahaa ee xubnaha ururka bishiibana mar laqabto ayaa maanta si wacan loosoo Agaasimay waxaana sidii caadiga ahaydba kulanka lagu daah furay ayaayado kamid ah Qu’aanka kariimka ah iyo wacdi diini ah w...

Waxaa shirkoodii billaha isu yimid ururka OYSU-ERITREA taariikhdu markay ahayd 06/05/2018

Shirka waxaa daadihinayey xoghaye Ku xigeenka urur Halgame Ahmed Sh.Hussein , ugu horaynba waxaa Ku soo dhaweeyey hogaanka dhaqaalaha ururka Halgame Ahmed Abdi oo Halkaa Ka soo jeediyey wacdi Diini ah oo aad u qiimo badan, intaa Ka dib waxaa lagu soo dhaweeyey Ku xigeenka hogaanka qorshaynta, cilmi-baarista iyo kaydinta hantida ururka Halg...

Gudiyada OYSU East Africa faracyadeeda oo kulan muhiim uga qabsoomay magalada IFO 
Waftiyada kaso qayb galay Shirka aya waxay ka kala soo kicitameen magaaloyinka sida Nairobi, Garisa, Hagadhera, Dhagaxlay iyo IFO oo Shirka marti galinaysay. 

Shirka aya waxay labadii sanaba mar isugu yimaada Gudiyada cusub ee OYSU bariga Africa 
Shirkan waxa kaso qayb galay Sidokale Xidhiidhiyaha OYSU bariga Africa Mudane Mursal 

Shirka aya l...

Shalay oo ay Tariikhdu ku beeg nayd 14/04/2018 waxa kulan balaadhan lagu qabtay magaalada Nürnburg ee Dalka Germany kulan kaas oo lagaga hadlaayay Xaalada Gumaysiga Itoobiya uu hada ku sugan yahay iyo Qoxootiga kasoo qaxay gumaysiga Itoobiya kaasoo xooga ku haysta shucuubaha ku hoos nool oo hada noqday Qoxootiga sadexaad ee Magalada Nürnberg ugu tirada badan

Shirkan waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin dawladeed kuwa haayado oo...

December 31, 2017

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya ee wadanka germalka OYSU kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha ururka OYSU ee faraca germalka.

Shirka ayaa wuxuu ahaa mid looga hadlaayay qaab shaqadeedkii ururka dhalinyarada ee sanadkan soo socda 2018 ka waxaana lagu dajiyay ajandayaashii uu faraca ku shaqayn lahaa sanadkan soo socda, shirka ayaa waxaa ka hadlay masuuliyii...

Please reload

Munaasabadaha Gaarka ah
Qoraalo Muhim
Waxaad Nagala Socon Kartaa Baraha Bulshada
  • Facebook Social Icon
  • Twitter Social Icon
Kawarhay Xogta OYSU